Badda Madow
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Bada Madaw (Af Ingiriis : black sea; Af Carabi : ar) waa bad ku taala koonfur bari qaarada Yurub iyo Aasiyada dhexe waxa ay kula xidhiidhaa bada dhexe ee ee cad. kinaalka loo yaqaanmo bosfoor iyo bada marmarka waxa kale oo ay la xidhiidhaa bada looyaqaanoo asoof waxa ay kala xidhiidhaa kinaalka. Kertish wabiyada ugu waawayn ee ku shuba bada madaw waxa ugu waawayn wabiga daanoob]. masaaxad bada madaw waxa ay kabadantahay 24 kun klm oo isku wareega.dhirerkiida hoostuna waxa uu gaadhaa 2210 mitir. Dawladaha hadheeya bada madaw waxa ay yihiin dawladahan. ukrain ruushka turki bulgaariya iyo roomaaniya. magaalooyinka ugu caansan ee kuyaala bada madaw waxa kamida.Istanbuul daraabsoon.bada madaw waxa ay kamidtahay badaha caalamka ugu waawayn
bada madaw waxa ay isku xidhaa qaaradaha yurub iyo asiya bada madaw waxa ay kulmisaa wadamo aad ubadan
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads