Bad

Biyo dhanaan oo ku fadhiyo dhul baaxad weyn From Wikipedia, the free encyclopedia

Bad
Remove ads

Bad waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 2/3 oogada dhulka[1].

Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan biyaha badaha. Bogag kale fiiri badweyn
Thumb
71% aduunka waxaa daboolan Biyaha Badda
Thumb
Oogada sare ee Badweynta Atlantika

Badda waxaa lagu magacaabaa, biyaha cusabada leh, oo ka go'an qaaradaha. 71% aduunka korkiisa waxaa daboolan badda. Badda waxaa ka buuxo Xayawaanaad, sida malaayga, Yaxaaska, Libiriga iyo xayawaanaad oo la tiri karin.

Guud ahaan waxa jira shan badwayn dunidan aan ku nool nahay, kuwaas oo kala ah:

Sidoo kale, waxaa jira tiro badan oo bado[2] yaryar ah, sida:


Remove ads

Qoraalo Kale

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads