Ban Ki-moon
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Ban Ki-moon (Af-Kuuriyaan: 반기문; Af-Hanja: 潘基文; Af Carabi : ar) (dhashay 13 Juun 1944) waa siyaasi iyo hogaamiye u dhashay wadanka Koonfur Kuuriya kaasi oo wakhti xaadirkan ah hogaankii sideedaad ee xil ka qabta Golaha Xoghaynta ee Qaramada Midoobay.
- Kani waa maqaal ku saabsan xoghayaha QM. Qoraalo kale fiiri Xoghaynta Qaramada Midoobay
Remove ads
Mudane Banki Moon waa Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay jagadaasi oo ah hogaanka sare ee Xoghaynta Qaramada Midoobay, qeyb ka mid ah xubnaha ugu muhiimsan Qaramada Midoobay. Sidoo kale Xogahaya Guud ee Qaramada Midoobay waa afhayeenka iyo hogaanka guud ee Qaramada Midoobay.
Wakhti xaadirkan waxaa Xoghaye Guud ka ah Qaramada Midoobay Ban Ki-moon oo u dhashay wadanka Koonfur Kuuriya, kaasi oo xafiiska ku wareegay horaantii bishii Janaayo 2007. Jaale Banki Moon wuxuu xilku ka dhamaaday 31 Diisambar 2011, waxaana si muran la'aan au dib loogu doortay mar labaad 21 June 2011.[4]
Hadaba Banki Moon wuxuu xilku ka dhammaanayaa Diisambar 21, 2016ka, wakhtigaasi oo doorasho loo qaban doono cida xilka la wareegi doonta, maadaama mar sadexaad aan loo cusboonaysiin doonin sida uu dhigayo Dastuurka Qaramada Midoobay.
Remove ads
- Qaramada Midoobay
- Bankiga Aduunka
- Ururka Caafimaadka Aduunka
- Hayada Cuntada Aduunka
- UNESCO
- UNICEF
- ICAO
- WHO
- WFP
- UN Secretary-General webpage
- How is the Secretary-General appointed?
- Global Policy Forum – UN Secretary-General
- Report on the process of appointing a new Secretary-General
- Who Will be the Next Secretary-General? (website on the 2006 campaigns)
- UNSGselection.org Archived Nofeembar 1, 2018 // Wayback Machine
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads