Beesha Maxamed Case
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
- GEELE JIDGO ) REIGN IN 1640 TILL 1670 , REST IN PEACE, THE MOST VICTORIOUS MAN AVER LIVED
* QAYR DIIG WAS HIGHEST GENERAL OF THE ARMY OF GEELE JIDGO. * WAAB QOWLEH WAS THE LEADER OF THE MAXAMED CASE 1970 TILL 1994.
* HASSAN ABDILLAHI WAS A LEADER OF WELL KNOWN IN BORAMA. * INA XAAMUD JIBRIIL
* TALIYE YOUSUF IIMAAN
•
•
__________________________________________
~ BAHABAR AADAN -
~ MAXAMED CASE – GADABUURSI. ~
WIKIPEDIA
Bahabar Aadan (Gadabuursi)
HORDHAC
🅱🅰🅷🅰🅱🅰🆁 🅰🅰🅳🅰🅽
Beel-waynta 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧
Bahabar Aadan - Maxamed Case >
Makadoor - Samroon (Gadabuursi)'
- SOMALI
𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 waa mid kamid ah Beelaha ugu waawayn Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Maxamed Case Gadabuursi (Dir). .
- ENGLISH
𝐁ahabar 𝐀dam Clain – one of the largest Somali clains. Specially Maxamed Case, Gadabuursi (Dir).
DIIN: Muslim 100% — Dad Muslim ah
DEEGAAN: Somaliland - DDS-Itoobiya – Jabuuti
LUUQAD: Somali, Carabi, Oromo, Ingiriis & Amxaari .
RELIGION: Muslim 100%
LIVES: Somaliland - Somali State Ethiopia Federal – Djibouti
LANGUAGE: Somali, Arabic, Oromo, Ingiriis & Amhari .
ABTIRISIIN BAHABAR AADAN
- ISIRKA BAHABAR AADAN -
. Bahabar Aadan >
- Aadan ~ Maxamed Case ~ Makadoor ~ Samaroon ~ Sh. Maxamuud (Gadabuursi)
BEELAHA BAHABAR AADAN
Bahabar Aadan Dhalasho ahaan waxa la dhashay
Labo Gabdhood iyo (3) Wiil (Beelood) oo ilma Maxamed Case ah kuwaasoo kala ah: .
1. Bahabar Aadan Aadan Maxamed Case
2. BahabarCeli) Xuseen Maxamed Case
3. Habar Muuse) Muuse Maxamed case
4. BahabarAbokor Abokor Maxamed Case
5. ................. .......... Maxamed Case
6. .................. .......... Maxamed Case
BEELAHA BAHABAR AADAN
Beelaha Bahabar Aadan waa (10) oo kala ah (7) Beelood iyo (3) Haween ah kuwaasoo kala ah:
1. Ba’yabare
2. Reer Cawl
3. Reer Xuseen
4. Reer Raagsaale
5. Bahabar Cabdule
6. .............................
7. ...............................8. ..9. ..10. .
DEEGAANADA
𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧
Beelaha Bahabar Aadan waxay degaan wadamada Geeska Africa
1. . Somaliland (Somalia) 2. .3. 3. Itoobiya (Ethiopia) 4. Jabuuti (Djibouti).
1. SOMALILAND :
. . A. (Maroodijeex) :-
A1. Hargaysa A2. Gabiley A2. Wajaale A3. Xuushalay A4. Kalabaydh A5. Balayga Cas A6. Isha-Gudban A7. Laaca A8. ILmadado A9. Boocda A10. Galoolay A11. Buss A12. Mashruuca (Banka-Waasjaale) A13. Ceel-Bardaal A14. Buqdhada A15. Seemaal A16 Kaxda A17 cadadhadheeray.
B. (AWDAL):-
B1. Boorama B2. Saylac B3. Ceel-sheekh B4. Lughaya B5. Baki B6.Ruqi B7. Lowyacado B8. Qabri-Baxar B9. Tuurka B10. CaliXaydh B11. CAMUUD B12. Daraymacaane B13.
C. (SAAXIL)
A1. Bulaxaar A2. A3. A4. A5. A6
2. ETHIOPIA
C. Kilinka Shanaad C. Jigjiga C1. Awbare C2 . Wajaale C3. Gobyaray C4. Lafaciise C5. Sheed-dheer C6. Mulacle C7. C8
3. JABUUTI (Djibouti)
A. (Jabuuti) A. Jabuuti A2. Lowyacado A3 Xaafada lixaad A4 Xaafada Todobaad. A5 Cali-sabiix
DEEGAAN JUQURAAFI
Deegaanafa Beesha Bahabar Adan waxay ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.
SIYAASADA XUKUNKA DAWLADAHA
Beesha Bahabar Aadan Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada oo majaraha u haya ama ka saamayn wayn ku leh oo ka muuqda dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa ah awoodihii ama tiirarkii ay ku dhisnayd iyo hogaanadii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal. Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case ku matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.
DHAQAALE
Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo.
. DADKA CAANKA AH
. BEELAHA BAHABAR AADAN
1. AHN Axmed Rooble Dhimbiil (Casoowe)
Gudoomiye Ku-xigeen Baarlamaanka Soomaaliya
2. AHN Axmed Xasan Caafi
Wasiirkii Wasaaraddaha Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Wasaaradda Qorsheynta Somaliland
3. Prof. Cumar Cali Cabdillahi (Cumar Dheere)
Wasiirkii Wasaaraddaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Wasaaradda Qorsheynta Somaliland
4. AHN Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Rashiid Sumal)
Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaha Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Wasaaradda Ganacsiga Somaliland
5. AHN Xaashi Cabdulaahi Orrax (Xaashi Afwayne)
Abwaan, Siyaasi, Halgamaagii xoriyada Jabuuti iyo La-taliyaha Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
6. Dr. Cabdullaahi Xasan Jaamac (Cabdilaahi Ruush)
ariye BBC, Gudoomiyihii Gudidda Qorista Dastuurka Soomaaliya iyo Madaxweyne Ku-xigeenkii Jaamacadda Hargaysa.
7. Dr. Abdirahman Jama Hadi
Aas-aasaha Jaamacadda Adal & cusbitaalka Adal Medical Hospital ahna Madaxwaynaha Jaamacadda Adal Medical University
8. Korneel Xildhibaan
Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
Xildhibaan Golaha Wakiilada Somaliland
9. AHN Aamina Cabdillaahi Xirsi
Fanaanad hobaladii Waaberi
10. Abokor Xasan Caafi
Saxafi Ruug Cadaa ah
11. Korneel Sh. Cismaan Axmed Jimcaale
Hogaamiye, Halgamaa, Sarkaal iyo Smafale
12. Faadumo
Xildhibaan Golaha Deegaanka Jabuuti
13. Maxamed Xuseen Hadi
✓ Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya
14. Cabdillaahi Xuseen Nuur (Abdalla Boss)
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Dawladda Federaalka Soomaaliya.
15. Ganacsade Xasan Daahir
Ganacsadaha Soomaaliya oo dhan keena Bajaajta
16. Suldaan Muuse Axmed
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ethiopia
17. Suldaan Xuseen Nuur Xirsi
Suldaanka Beelaha Gadabuursi ee Soomaaliya Koonfurta
18. Xidigta Jarmalka Niciima C Cabdilahi
TikToker Gabadha Soomaalida ugu Caansan TikTok iyo Social Media kuna caan ah Asturnaan dumar iyo Waddaniyad jacayl.
19. . Korneel AHN Mustafe Xasan Caafi.
Sarkaal Ciidankii Soomaaliya markii Dambana Somaliland ugu dambayna ahaa Caaqil.
20. . Abdishakur Mohamed Hassan (Gande)
Xoghayaha Fulinta Gabiley [Somaliland 1]
21. Axmed Cismaan Higirje
Xoghayihii hore fulinta Gobalka Gabiley
22. Cumar Cabdi Xasan (Cumar Cagoole )
Xoghayihii Hore Dawladda Hoose Degmada Gabiley
23.
24. .
25. .
LA SOCO ..........
BEELAHA KALE MAXAMED CASE
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads