Beesha Bahabar Aadan

Bahabar Aadan - Maxamed Case - Gadabuursi From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Beelaha Bahar Aadan (Carabi جتمع بهابر آدان: waa Mid kamid ah Beelaha ugu Badan Qabiilada Soomaalida Gaar ahaan Beelaha Gadabuursi / Samaroon (Dir) Bahabar Aadan waxa ka dhashay Dad Saamayn ku leh Soomaalida Gaar ahaan; Dhanka Siyaasada Waana dadka inta badan ka muuqda Hogaanka Dawladaha iyo halganada Qadiyada.

Quick facts Meelaha ay ku badan yihiin, Luqada ...

Beelaha Bahabar Aadan ee Gadabuursi waxay Degaanada ay dagaan sida Somaliland, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Waxay aad ugu badan yihiin deegaanada Gabiley Awdal Boorama, Salal Saylac waxaay aad ugu Faafan yihiin Jigjiga iyo Jabuuti.

Remove ads

Abtirsiin

  • Beesha Bahabar Aadan
  • Bahabar Aadan
  • AADAN
  • Maxamed.

• Maxad Case

  • Makadoor
  • Maxamuud.
  • Samaroon Saciid
  • Da'uud
  • Xasan
  • Cumar
  • Cali
  • Gadabuursi
  • Madaluug
  • Dir
  • Aji
  • Irir.

Irir Samale

  • Samaale
  • Hiil
  • Abroone

Beelaha Bahabar Aadan ee Gadabuursi waxay Degaan wadamada 1. Somaliland, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. Waxay aad ugu badan yihiin deegaanada; Gabiley (Gabilay), Awdal (Boorama), Salal (Saylac) iy Faafan (Jigjiga).

Remove ads

Hordhac

  • Beelaha Bahabar Aadan waa mid kamid ah Beelaha ugu badan Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Gadabuursi.
  • Beelahaha Bahabar Aadan
  • Maxamed Case
  • Makadoor (Gadabuursi)

Faahfaahin

  • DIIN
  • Muslim 100% — Dad Muslim ah
  • DEEGAAN
  • Somaliland
  • DDS-Itoobiya
  • Jabuuti

Luuqada

  • Somali,
  • Carabi,
  • Oromo,
  • Ingiriis
  • Amxaari

Abtirsiin

  • Beesha Bahabar Aadan
  • Bahabar Aadan
  • Aadan
  • Bahabar Aadan
  • Maxamed
  • Maxad Case
  • Makadoor
  • Maxamuud.
  • Samaroon Saciid
  • Da'uud
  • Gadhxasid
  • Xasan
  • Cumar
  • Cali
  • Gadabuursi
  • Madaluug
  • Dir
  • Aji
  • Irir
  • Samaale
  • Hiil
  • Abroone

Beelaha (Walaalaha) La Dhashay Bahabar Aadan Ee Maxamed Case

Bahabar Aadan _______

  • Dhalasho waxa Aadan (Bahabar Aadan) waxa la dhashay;

Shan Gabdhood 5 iyo 4 Wiil (Beelood) oo ilma Maxamed Case ah kuwaasoo kala ah: 1. Xuseen (Bahabar Celi) 2. Muuse (Habar Muuse) 3. Abokor (Bahabar Abokor) 4. Aadan (Bahabr Aadan) iyo Shan Dumar ah

1. Bahabar Aadan

___ ● Aadan___________Maxamed Case

2. BahabarCeli

___ ● Xuseen___________Maxamed Case

3. Habar Muuse

___ ● Muuse___________Maxamed Case

3. Bahabar Abokor

___ ● Abokor.___________Maxamed Case


_________________________________________

BEELAHA BAHABAR AADAN

  • Beelaha Bahabar Aadan waa (10) oo kala ah (7) Beelood iyo (3) Haween ah kuwaasoo kala ah:
  • 1. Ba’yabare
  • 2. Reer Cawl
  • 3. Reer Xuseen
  • 4. Reer Raagsaale
  • 5. Bahabar Cabdule
  • 6. ______ Aadan Maxad Case
  • 7. ________ Aadan Maxad Case
  • 8. Bah_______________oo dhashay
  • 9. Bah__________________ oo dhashay
  • 10. Bah___________________ oo dhashay
Remove ads

Deegaanada Bahabar Aadan.

  • Beelaha Bahabar Aadan

Beelaha Bahabar Aadan waxy degaan Geeska Afrika gaar ahaan wadamada;

  • 1 Somaliland (Somali)
  • 2. Itoobiya (Ethiopia)
  • 3. Jabuuti (Djibouti).

Dhulka ay Degaan waxa kamid ah

________________________________________

_______________ 1. SOMALILAND :

________ A. (Maroodijeex) :

  • A1. Hargaysa
  • A2. Gabiley
  • A2. Wajaale
  • A3. Xuushalay
  • A4. Kalabaydh
  • A5. Balayga Cas
  • A6. Isha-Gudban
  • A7. Laaca
  • A8. Ilmadado
  • A10. Galoolay
  • A11. Buss
  • A12. Mashruuca (Banka-Waasjaale)
  • A13. Ceel-Bardaal
  • A14. Buqdhada
  • A15. Seemaal
  • A16 Kaxda
  • A17 cadadhadheeray.

____________B. Awdal

  • B1. Boorama
  • B2. Saylac
  • B3. Ceel-sheekh
  • B4. Lughaya
  • B5. Baki
  • B6.Ruqi
  • B7. Lowyacado
  • B8. Qabri-Baxar
  • B9. Tuurka
  • B10. CaliXaydh
  • B11. CAMUUD
  • B12. Daraymacaane
  • ____________C. (Saaxil)
  • A1.Bulaxaar
  • ____________ 2. Itoobiya
  • ______ C. Kilinka Shanaa
  • Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.
  • C. Jigjiga
  • C1. Awbare
  • C2 . Wajaale
  • C3. Gobyaray
  • C4. Lafaciise
  • C5. Sheed-dheer
  • C6. Mulacl.
  • Jabuuti
  • A. (Jabuuti)
  • A2. Lowyacado
  • A3 Xaafada lixaad
  • A4 Xaafada Todobaad.
  • A5 Cali-sabiix
Remove ads

Deegaan Juquraafi

  • Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.

Siyaasada Xukunka Dawladaha

  • Beesha Bahabar Aadan Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada oo majaraha u haya ama ka saamayn wayn ku leh oo ka muuqda dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa ah awoodihii ama tiirarkii ay ku dhisnayd iyo hogaanadii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal. Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case ku matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.

Dhaqaale

Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo.

Dadka caanka ah

  • Beesha Bahabar Aadan
  • 1. AHN Axmed Rooble Dhimbiil (Xildhibaan Casoowe) Guddoomiye

Gudoomiye Ku-xigeen Baarlamaanka Soomaaliya

  • 1. AHN Axmed Xasan Caafi
  • Wasiirkii Wasaaraddaha Wasaaradda Cadaaladda Somaliland Wasaaradda Qorsheynta Somaliland
  • 2.Prof. Cumar Cali Cabdillahi (Cumar Dheere)
  • Wasiirkii Wasaaraddaha Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Wasaaradda Qorsheynta Somaliland
  • 3.HN Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Rashiid Sumal)
  • Agaasimihii Guud ee Wasaaraddaha Wasaaradda Qorsheynta Somaliland Wasaaradda Ganacsiga Somaliland
  • 4. AHN Xaashi Cabdulaahi Orrax (Xaashi Afwayne)
  • Abwaan, Siyaasi, Halgamaagii xoriyada Jabuuti iyo La-taliyaha Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle
  • 5.Dr. Cabdullaahi Xasan Jaamac (Cabdilaahi Ruush)
  • Ariye BBC, Gudoomiyihii Gudidda Qorista Dastuurka Soomaaliya iyo Madaxweyne Ku-xigeenkii Jaamacadda Hargaysa.
  • 6.Dr. Abdirahman Jama Hadi

Aas-aasaha Jaamacadda Adal & cusbitaalka Adal Medical Hospital ahna Madaxwaynaha Jaamacadda Adal Medical University

  • 7. Korneel Xildhibaan
  • Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
  • ✓ Xildhibaan Golaha Wakiilada Somaliland
  • 8. AHN Aamina Cabdillaahi Xirsi
  • Fanaanad hobaladii Waaberi
  • 9.Abokor Xasan Caafi
  • Saxafi Ruug Cadaa ah
  • 10.korneel Sh. Cismaan Axmed Jimcaale
  • Hogaamiye, Halgamaa, Sarkaal iyo Smafale
  • 11.Faadumo
  • Xildhibaan Golaha Deegaanka Jabuuti
  • 12.Maxamed Xuseen Hadi
  • ✓ Xildhibaan Baarlamaanka Soomaaliya
  • 13. Cabdillaahi Xuseen Nuur (Abdalla Boss)
  • Agaasimaha Hay’adda Socdaalka Dawladda Federaalka Soomaaliya.
  • 14.Ganacsade Xasan Daahir
  • Ganacsadaha Soomaaliya oo dhan keena Bajaajta
  • 15.Suldaan Muuse Axmed
  • Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabuursi Itoobiya
  • 16. Suldaan Xuseen Nuur Xirsi
  • Suldaanka Beelaha Gadabuursi ee Soomaaliya Koonfurta
  • 17. Xidigta Jarmalka Niciima
  • C.Cabdilahi
  • TikToker Gabadha Soomaalida ugu Caansan TikTok iyo Social Media kuna caan ah Asturnaan dumar iyo Waddaniyad jacayl.
  • 18.Korneel AHN Mustafe Xasan Caafi.
  • Sarkaal Ciidankii Soomaaliya markii Dambana Somaliland ugu dambayna ahaa Caaqil.
  • 19.Abdishakur Mohamed Hassan (Gande)
  • 20. Axmed Cismaan Higirje
  • Xoghayihii hore fulinta Gobalka Gabiley
  • 21. Cumar Cabdi Xasan (Cumar Cagoole)
  • Xoghayihii Hore Dawladda Hoose Degmada Gabiley
  • 22. Abdishakur Mohamed Hassan (Gande) Xoghayaha Fulinta Gabiley
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads