Bing
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Bing (wakhtiyadii hore loo yaqaanay Live Search, Windows Live Search, iyo MSN Search) waa Bar Wax Raadin (midaasi oo lagu xayeeysiiyo ineey tahay "bar raadin go'aan qaadan karta"[3]) leedahay shirkada caanka ah ee Microsoft.
- Kani waa maqaal ku saabsan barta waxraadinta internetka ee Shirkada Microsoft.
Bing waxaa si shaaric ah ugu dhawaaqay madaxa sare ee Microsoft Steve Ballmer bishii Maay0 28, 2009.[4][5][6]
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads