Bollywood

Shineemada filimada Hindiga From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Bollywood

Bollywood waa magaca guud ee loo yaqaano shirkadaha sameeya filimaanta ee dalalka Hindiya, Nepal iyo wadano kale oo qaarada Aasiya ku yaala.

Shirkadahan waxaa la aas-aasay qiyaastii horaantii qarnigii 20aad waxaanay ka kooban yihiin shirkado aad u badan ooy ka mid tahay:

  • Assamese cinema
  • Badaga cinema
  • Bengali cinema
  • Bhojpuri cinema
  • Bihari cinema
  • Gujarati cinema
  • Haryanvi cinema
  • Hindi cinema
  • Kannada cinema
  • Kashmiri cinema
  • Konkani cinema
  • Kosli cinema
  • Malayalam cinema
  • Manipuri cinema
  • Marathi cinema
  • Oriya cinema
  • Punjabi cinema
  • Rajasthani cinema
  • Tamil cinema
  • Telugu cinema

Bollywood waa shirkadaha oogu horeeya ee filim soo-saarista dunida.


Remove ads

Taariikhda Filimaanta

Samaynta Filimka

Dhaqaalaha Bollywoodka


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads