Uburow

From Wikipedia, the free encyclopedia

Uburow
Remove ads

Uburow waa shimbir dalqo weyn leh oo afka biyo ama malaay(kalluun ) ku qaadata.

Thumb
Boolo

Shumbirtani waxay u badan tahay meelaha biyo deegeenka ah ama xeebaha. Shimbiraha noocan waxaa laga helaa aduunka oo dhan.


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads