Boqorkii ugu horeeyey ee boqortooyadu waxu ahaa Cumar Walasma. Sheekh Yusuf al Kawneyn oo loo yaqaano Aw Barkhadle ayaa ka mid ah awoowayaashisii.[3] Abtirsiintiisa waxaa lagu qoray kutub badan oo mid ka mid ah la odhan jiray "Tarik al Muluk":
"Cumar ibn Dunya'xuur ibn Axmed ibn Maxamed ibn Xameed ibn Maxamuud ibn Yusuf Barkhadle.."[4]
Sida qabiilada somaliyeed intooda badan, reer Walashma waxay ku abtirsiin jireen Akil ibn Abi Dhaalib waxayna ahaayeen Banuu Xaashem.[5][6]Qowmiyadda Argobbada iyo Hararida ee Itoobiya ku nool oo Xabeshida kamid ah ayaa sheegata boqortooyada Walashma balse taariikhyahannadu waxay dhawaan ogaadeen in uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya dadka reer Awfat berigi dhexe iyo dadka Xabeshida.[7]
InaankaʿCumar bin Dunya-Xuur, wuxuu dhameeyay Qabashadii Shewa oo uu gubay caasimadoodii taas oo soo afjartay Saldanadii Shewa. Wuxuu kaloo qabsaday gobolka Awdal.
3
Suldhaan Xuusayn bin Cumar
1295–1300
Inaankii Cumar bin Dunya-Xuuri, wax badan lagama yaqaano mamuulkiisa.
4
Suldhaan Nasr Al-Diin bin Cali
1300–1307
Inaankii Cali bin Cumar, wax badan lagama yaqaano mamuulkiisa.
5
Suldhaan Jamal Al-Diin bin Cali
12??–12??
Inaankii Cali bin Cumar, .
6
Sulṭān Mansur ʿAli
12??–12??
Son of ʿAli "Baziyu" ʿUmar
7
Sulṭān Jamal Al-Diin ʿAli
12??–12??
Son of ʿAli "Baziyu" ʿUmar
8
Sulṭān Abūd JamaladDīn
12??–12??
Son of JamaladDīn ʿAli
9
Sulṭān Zubēr Abūd
12??–13??
Son of Abūd JamaladDīn
10
Māti Layla Abūd
13??–13??
Daughter of Abūd JamaladDīn
11
Sulṭān ḤaqqudDīn Naḥwi
13??–1328
Son of Naḥwi Mansur, grandson of Mansur ʿUmar
12
Sulṭān SabiradDīn Maḥamed "Waqōyi" Naḥwi
1328–1332
Son of Naḥwi Mansur, defeated by Emperor Amde Seyon of Abyssinia, who replaced him with his brother JamaladDīn as a vassal.
13
Sulṭān JamaladDīn Naḥwi
1332–13??
Son of Naḥwi Mansur, vassal king under Amde Seyon
14
Sulṭān NasradDīn Naḥwi
13??–13??
Son of Naḥwi Mansur, vassal king under Amde Seyon
15
Sulṭān "Qāt" ʿAli SabiradDīn Maḥamed
13??–13??
Son of SabiradDīn Maḥamed Naḥwi, rebelled against Emperor Newaya Krestos after the death of Amde Seyon, but the rebellion failed and he was replaced with his brother Aḥmed
16
Sulṭān Aḥmed "Harbi Arʿēd" ʿAli
13??–13??
Son of ʿAli SabiradDīn Maḥamed, accepted the role of vassal and did not continue to rebel against Newaya Krestos, and is subsequently regarded very poorly by Muslim historians
17
Sulṭān Ḥaqquddīn Aḥmed
13??–1374
Son of Aḥmed ʿAli
18
Sulṭān SaʿadadDīn Aḥmed
1374–1403
Son of Aḥmed ʿAli, killed in the Abyssinian invasion of Ifat under Dawit I or Yeshaq I[lower-alpha 1]