Muslim

From Wikipedia, the free encyclopedia

Muslim
Remove ads

Muslim (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Moslem) wadariisu waa muslimiin, waa hogaansane iyo hogaansanayaal, waa qof ama dad walba oo si dhab ah u raaca diintii uu la yimid nabi muxamad scw ee islaamka.

Thumb
Muslim tukanaya salaada ciida al adhla


Asalka Ereyga

Waa erey carabi ah, macnihiisuna yahay hogaansane sida islaamkuna ku waafaqay ugana dhigay erey bixin iyo macgac lagu Garto qofka haysta diinta islaamka,

Qoraanka ayaa sheegay qofkii ugu horeeyay ee ereygaan adeegsada inuu ahaa nabi ibtraahin calayhi salaam ee ku jirta aayadaan:  (وَجَاهِدُوا فِي اللَّهِ حَقَّ جِهَادِهِ هُوَ اجْتَبَاكُمْ وَمَا جَعَلَ عَلَيْكُمْ فِي الدِّينِ مِنْ حَرَجٍ مِّلَّةَ أَبِيكُمْ إِبْرَاهِيمَ هُوَ سَمَّاكُمُ الْمُسْلِمِينَ مِن قَبْلُ وَفِي هَذَا لِيَكُونَ الرَّسُولُ شَهِيدًا عَلَيْكُمْ وَتَكُونُوا شُهَدَاء عَلَى النَّاسِ فَأَقِيمُوا الصَّلاةَ وَآتُوا الزَّكَاةَ وَاعْتَصِمُوا بِاللَّهِ هُوَ مَوْلاكُمْ فَنِعْمَ الْمَوْلَى وَنِعْمَ النَّصِيرُ)

Remove ads

Qeexida muslim

waa midka qira ashahaadada ( أن لا إله إلا الله وأن محمدا رسول الله) oo salaada ooga, bisha ramadaan sooma, sakada bixiya, oo xajiya markuu awood u helo.

xaga macaamilka waxaa muslin la yiraahdaa midk dadku ka nabad galaan afkiisa iyo gacantiisa,

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads