Bulshada aduunka

From Wikipedia, the free encyclopedia

Bulshada aduunka
Remove ads

Bulshada Aduunka (Af Ingiriis : world population; Af Carabi : ar) waa wadarta tirada guud ee dhamaan dadka ku nool caalamka hada. Bishii Ogosto 2016ka bulshada caalamka waxaa lagu qiyaasay 7.4 bilyan.[1] Sidoo kale, warbixin ay soo saartey Qaramada Midoobey waxaa lagu sheegay in tirada dadku noqon doonto 11.2 bilyan sanadka 2100.[2]

Thumb
Qiyaasta bulshada caalamka sanadihii 1800 ilaa 2100; United Nations projections in 2015 iyo UN historical estimates for pre-1950 data
Thumb
Khadka koritaanka bulshada caalamka generated with data supplied by World Bank, via Google
Remove ads

Hordhac

Guud ahaan bulshada caalamku way sii koraysay wixii ka dambeeyay Abaartii 1315–17 iyo Xasuuqii Madoobaa ee 1350,wakhtiyadaasi oo dadku ahaayeen 370 million.[3] Wakhtiyadaasi wixii ka dambeeyay tirada dadku waay ku koraysay xawaare ah 1.8% sanad kasta – taasi oo gaadhay meeshii ugu sareeysay sanadihii 1955-1975 oo xawaaraha koritaanku gaadhay 2.06%.[4]

Dhinaca kale, sida lagu ogaaday cilmibaadhis sanadkii 2016ka isku-celceliska da'da bulshada caalamku waa 30.1 sano, taasi oo labka lagu qiyaasay 29.4 sano, halka dumarka lagu qiyaasay iskucelcelis dhan 30.9 sano.[5]

Remove ads

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads