Burdhubo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Burdhubo waa degmo ka tirsan Gobolka Jubbada sare ama loo yaqaan Gedo isla markaana ah magaal madaxda Gobolka Jubbada Dhexe degmadan waa magaalo istaraatiiji ah waxaa ay caan ku tahy dadka degan waa beeroleey iyo xoolo dhaqato.
Burdhubo waa magaalo ku taalo bariga Gobolka Gedo , Magaalada Burdhubo waxaa dhaxmaro Webiga weyn ee loo yaqaan Wabiga Jubba.
Remove ads
Tixraac
Waxaa degmada Burdhubo degan bulsho u badan beeralay.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads