Buuraha Oogo
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Silsilada Buuraha Oogo (Af Ingiriis : Ogo Mountains) sidoo kale loo yaqaano Buuroleyda Galgodon, waa deegaan buuroley ah oo dhaca Waqooyiga Soomaaliya. Silsilada buurahan waxay dhex maraan gobolada Sanaag iyo Togdheer; kuwaasi oo meesha ugu dheer gaadhayso ilaa 2,450 mitir (8,038 ft). Intaas waxaa dheer, guud ahaan juquraafiga deegaanka silsiladani dhexqaado waa mid qalalan oo u dhow lamadegaan la mood.
Remove ads
Qaabdhismeedka
Silsilada buuraha Oogo waa kuwo dhaca deegaan joogiisu sareeyo kaasi oo ku kooban waqooyiga wadanka Soomaaliya. Deegaankani wuxuu leeyahay cimilada deegaanada jooga sare leh ee Aasiya oo kale. Waxaa deegaankan aad ugu qaab dhow yahay Lamadegaan la mood.
Cimilada
Iskucelceliska heerkulka sanadkii ee silsilada buuraha Oogo waa 20 to 26 °C (68 to 79 °F). Roobku wuxuu si fiican u da'aa bisha Maarso, halka ugu yar yahay bisha Ogosto. Isku celcelis waxaa sanadkii ka da'a deegaankaasi roob dhan 500-700 mm.
Remove ads
Sidoo kale fiiri
Tixraac
Xigasho
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads