Buurta Everest

From Wikipedia, the free encyclopedia

Buurta Everestmap
Remove ads

Buurta Everest (Nebali: Sagarmatha सगरमाथा; Tibetik: Chomolungma ཇོ་མོ་གླང་མ; Shiinees: Zhumulangma 珠穆朗玛) micnaha: everest waa "meesha ugu dheer") waa buurta ugu qwga dheer oogada dhulka. Buurtan waxay ka sareeysaa oogada badda 8,842 kilomitir. Waxayna ku taalaa qaarada Aasiya gaar ahaan dalka Nebal.

Quick Facts Meesha ugu sareeysa, Jooga ...
Remove ads

Muuqaalo

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads