Horgale (Fiisikis)

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Cabirka asaasiga ah

Aduunka 7 halbeeg oo cabirka asaasiga ah ayaa jira:

MitirWaxaana lagu cabiraa dheerer Dheerer Waxaana loo suntaa M" Mitirka waxaa lagu koobaa dherer Mowjad Shucaaca iyo Kiribtoon
kiilogaraamkaWaxaana lagu cabiraa Mug Cufka waxaana loo suntaa "Kg"
IlbirigsiAmin ayaa lagu qiyaasaa waxaana loo suntaa "s" Waxaana lagu qiyaasaa walxash shucaacooda inta ay la egtahay cesium
ambeerWaxaana lagu cabiraa awooda koronto koronto Waxaana lagu so koobaa awooda [Koronto dinamik ah|Koronto dinamik]]ee udhaxaysa laba fiilo.
KelvinWaxaa lagu cabiraa heer kulka waxaana loo suntaa "K"
IleysWaxaa lagu cabiraa Iftiinka Waxaana loo soo gaabiyaa ("cd") Walxaha inta ay soo saarayaan ee shucaacPlatinum Pt Adag
mole

waa cabirka maadada waxaana badanaa loo isticmaalaa Kimisteri, Mole ku waa afogadro Qiyaastii Waana walaxaha yeryer ay ka koobantahay madada.

Thumb
More information Magaca, Sumadda ...
Remove ads

horgale fiisikeed

More information Magaca, Sumada ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads