Koronto

From Wikipedia, the free encyclopedia

Koronto
Remove ads

Koronto (Af Ingiriis : Electricity; Af Carabi : ar) waa awooda socodka elektaroono danabeysan. Sida caadiga ah korontadu waa ili-maqabatey, awood unugyo dabaysan oo socda kuwaasi oo qeyb ka ah awooda electromagnetismka. Jiritaanka korontada waxaa xidhiidh dhow la leh waxyaabo dhowr ah kuwaawi oo ka mid yihiin hilaaca, danabka, biriqda iyo noocyo kale.

Thumb

Si kastaba ha ahaatee, korontadu waa halbowlaha dhamaan teknoolojiyada casriga ah ee maanta dunidu isticmaasho.[1]

Remove ads

Hordhac

Qulqulka elektaronada dabaysan, kuwaasi oo iskugu jira positive iyo negative, ayaa waxay keenaan xidhmo koronto, taasi oo sameysa xidhmo magned. Sidoo kale, qulqulka elektaronada markuu taabto shay iska-caabin adag leh waxaa khasab noqota in elektaroono badan meeshaas isku soo gaadhaan taasi oo keenta in awoodii korontada loo badelo awood kuleyl taasi oo meesha ka soo saarta awood iftiin. Habkani waa sida laambadaha iyo laydhku ku shaqeeyo.[2]

Remove ads

Muuqaal

Remove ads

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads