Cabdiraxmaan Yabarow

From Wikipedia, the free encyclopedia

Cabdiraxmaan Yabarow
Remove ads

Abdirahman Yabarow (Soomaali: Cabdiraxmaan Yabarow , Carabi: عبد الرحمن يابارو ) waa wariye Soomaaliyeed . Waxa uu ka soo jeedaa beesha Abgaal Hawiye Horraantii 2000-meeyadii, Yabarow waxa uu ka soo shaqeeyay UNDP qaybteeda Documentation-ka. Ka dib waxa uu noqday weriye Washington, DC ah oo ka tirsan laanta afka Soomaaliga ee BBC . Sannadkii 2009-kii, Yabarow waxaa loo magacaabay Tafatiraha guud ee laanta afka Soomaaliga ee VOA .

Quick facts Ku dhashay, Shaqada ...
Remove ads

Tixraac

"Cabdiraxmaan Yabarow oo ugu hanjabay inuu Shaqada VOAda ka ceerini doono Cabdullaahi Kolombo"

Warbixinta horumarinta aadanaha, Soomaaliya 2001

"Waxyaabaha ugu muhiimsan ee toddobaadkan"

"Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ka Hadlay Barnaamijka Cusub Ee VOA"

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads