Cabdullaahi Yuusuf
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka (carab:عبدالله يوسف أحمد) (Noolaa 1934 - 2012 ) waxa uu ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Cabdulaahi Yuusuf Waxa uu madaxweyne kumeelgaar ah ahaa taariikhda marka ee u dhaxeesay 4 Oktoobar 2004ta ilaa 29 Diseembar 2008.Cabdullahi Yuusuf waxa uu dhintay tariikhdu markay ahaad 23kii Maarso 2012 isagoo xaanun uu jiifa in mudo ah cusbitaal ku yaala Imaaraatka Carabta.
Remove ads
Dil ka badbaadid
k soomaaliyeed
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads