Canab
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Canab waa miro la cuni karo oo leh madabo kala duwan sida ciraad,madow, gaduud iyo cagaar. Canabka wuxuu ka dhashtaa geed la yiraahdo geed canab (Vitis), oo ka boxo koonfurta yurub iyo koonfurta galbeed ee aasiya.

![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Grapes. |
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads