Chanel

From Wikipedia, the free encyclopedia

Chanel
Remove ads

Chanel (/ʃəˈnɛl/ SHƏ-nel, Af Faransiis: [ʃanɛl]) waa shirkad moodo oo faransiis ah oo la aasaasay 1910kii waxaana aasaasay Coco Chanel ee Baariis. Waxaa si gaar ah u leh walaalaha Faransiiska, Alain iyo Gérard Wertheimer. Chanel waxay ku takhasustay dharka dumarka iyo qalabyada.[5][6]Chanel waxaa si fiican loogu yaqaanaa cadarka "No. 5" iyo "Chanel Suit".[7]

Quick facts Nooca, Shirkada ...
Remove ads

Xiriirinta dibadda

Tix

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads