Cher Lloyd
Heesaa Ingiriis ah From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Cher Lloyd (dhashay 28 Luuliyo 1993)[1][2] waa heesaa Ingiriis ah.[3] Lloyd waxay u saxeexday Syco Music. Heesteedii ugu horeysay, "Swagger Jagger", ayaa la sii daayay Luuliyo 2011.
Remove ads
Fanka
Sida laga soo xigtay Lloyd, Dolly Parton (kor) iyo Nicki Minaj (hoos) waa qaar ka mid ah saameynteeda ugu weyn.
Lloyd waxay shaaca ka qaaday wareysiga inay taageere u tahay Dolly Parton.[4] Lloyd waxay soo xigatay fanaanada caanka ah ee Nicki Minaj inay saamayn ku leedahay.[5]
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads