Da'
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Da' (Af Ingiriis : ageing; Af Carabi : ar) waa nidaamka jidhka noolaha u koro intii wakhti ah isla markaana u gaboowo. Nooluhu marka uu weynaado ee intii mudo ah joogo wuxuu noqdaa "Duq" taasi oo saynis ahaan u taagan isbedelka ku imanaya jidhka.
Marka laga hadlayo dadka, da'da waa isbedelka ku yimaada jidhka qofka intii wakhti ah,[1] taasi oo ugu dambeynta keenaysa isbedel ku yimaada muuqaalka jidhka, fikirka, shaqada, awooda iyo dhaqanka bulsho ee qofkaasi.
Remove ads
Sidoo kale fiiri
Linkiyo Kale
- Global AgeWatch Statistics on population ageing and life expectancy
- HelpAge International and UNFPA (2012). Ageing in the 21st Century – A Celebration and A Challenge. Archived Luuliyo ama Luulyo 29, 2016 // Wayback Machine
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads