Jidh

From Wikipedia, the free encyclopedia

Jidh
Remove ads

Jidh (Af Ingiriis : Body) waa qaab-dhismeedka guud ee dadka iyo xayawaanka. Jidhku waa xubno badan oo is-heysta isla markaana si buuxda u wada shaqeeynaya.

Thumb
Waaxyaha xubnaha samayska Jidhka dadka - lab iyo dhedig - oo bilaa timo ah.

Ereyga jidh waxaa loo isticmaalaa waxyaabo badan, Juquraafiga waxaad arki jidhka dhulka iyo jidhka meeraha IWM. Laakiin inta ugu badan jidh waxaa loo yaqaanaa kan dadka iyo xayawaanka.

Guud ahaan, jidhka bani-adamku wuxuu ka samaysan yahay madax, qoor, ubuc (waa lakabka dhexe ee jidhka oo ka kooban laab, calool iyo wixii ku dhex jira), labo gacmood iyo labo lugood.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads