Daawo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Daawo
Remove ads
Remove ads

Daawo' ama Dawo (Ingiriis: Medicine ama Pharmaceutical Drug) waa walax kimiko ka samaysan isku dhisyo dhowr nooc ah, taas oo loogu talo galay ineey la dagaalanto xanuun.

Daawo'

Thumb
Noocyo kala duwan oo daawada ka mid ah.

Dawada waxa laga qaataa afka, qaar kale waa la isku mudaa, kuwo kalena waaba la ismariyaa.

Guud ahaan, dawadu waxay u kala baxdaa labo nooc: mid dareere ah, sida sharoobooyinka; iyo mid adke yaryar ah sida kiniinka.

Intaas waxaa dheer, daawada waxa laga sameeyaa dhirta, macdanta, xoolaha, kimikooyin la isku darey iyo xataa waxyaabo laga keeno badaha. Sida shayyadda kale loo barto ayaa dawadana loo bartaa iyadoo ay jiraan xirfadlayaal ku takhasusay

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads