Dagaalkii mulaadkarad (af turki; Malazgirt Meydan Muharebesi) af carabi; معركة ملاذكرد) waa dagaal dhex maray imbiraadooriyada biriizanda iyo salaajiqada muslimiinta, 26 agoosto 1071, khasaaraha weyn ee ka soo gaaray briizanda dagaalka iyo in la qabsaday imbiraadoorkeeda romaanoos iv[1] ayaa door muhiim ah ka ciyaaray daciifnimada xukunka biriizanda ee anaadool[2] iyo in turkida kusoo qulqulaan anaadool [3].
Quick facts Date, Location ...
| Dagaalkii mulaadkarad |
|---|
| Part of Dagaalada biriizanda iyo salaajiqada |
 Qarnigii 15-aad ee yar yar ee Faransiiska oo muujinaya Dagaalkii Mulaadkarad, dagaalyahannadu waxay ku xidhan yihiin hubkii Galbeedka Yurub ee casriga ahaa |
| Date | 26 Agoosto 1071 |
|---|
| Location | Near Manzikert, Theme of Iberia[4][5]/Byzantine Armenia[6][7] (present-day Malazgirt, Turkey) 39°08′41″N 42°32′21″E |
|---|
| Result |
Guusha salaajiqada
- awoodii biriizanda ee anaadool
|
|---|
|
| Belligerents |
|---|
|
Imbiraadooriyada biriizanda
- Byzantine caadiga ah (Tagmata) iyo ciidamada gobolka (mawduuca)
- Canshuuraha Feudal ee milkiilayaasha dhulka xuduudka .
- Faransiis, ingiriis, Noormaan, joorjiyaan, armiiniyaan, bulgeeriyaan, Turkida bajnaak & kuuman calooshood u shaqeestayaal
|
boqortooyada salaajiqada
- bajnaak & kuuuman calooshood u shaqeestayaal [note 1]
|
| Commanders and leaders |
|---|
Romanos IV (POW) Nikephoros Bryennios Tiyudoor Alyates Andronikos Doukas |
Aalab arsalaan Afshiin Bek Artuuk Bek Suleymaan bin qutulmush |
| Strength |
|---|
|
c. 40,000[8] Ku dhawaad kala bar cidlo ka hor dagaalka. Calooshood u shaqeystayaal Turki ah ayaa u goostay dhanka Salaajiqada
200,000Template:Sfnm |
30,000[9] 50,000Template:Sfnm |
| Casualties and losses |
|---|
2,000[8]–8,000 la dilay[9] 4,000 la qabtay[8] 20,000 cidlo ah [10] |
Lama yaqaan |
Close