Dagaar

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Dooxada Dagaar waxa dega beesha Muuse Ismaaciil ee Habaryoonis, gaar ahaan beelaha Muuse Tuurwaa iyo Cabdalle Xaamud. Dooxada Dagaari waxay ka tirsantahay degmada Ceerigaabo. Dagaar waa xarunta dhaqanka saldannada guud ee bicide muse abokor habar jeclo

DOOXADA DAGAAR CERIGAABO

DAGAAR DOOXADA DAGAAR WAXAY ku taala magalada ceerigabo duledkeda konfureed waxayna magalada u jirtaa 15km waa meel ku haboon dalxiiska waxana ku yaala togag rogmanaya oo dabiciya iyo dhuldaqsimed cagaaran oo indhaha so jidanaya waxa dalxiska u aada dhaman ee ceerigabo goobta aya waxa ka dhaca meherada xafladaha iyo wxi lamida[1] sidoo kale waa dhuldaqsimed duleedka magalada ah aad ayay u balaadhan tahay dooxadu waana mid kamida nimcooyinka eebe ku manaystay ceerigaabo oo ku taala dhul joogiisu aad u sareeyo taas oo ka dhigtay meel roobab badan helaan[2]

Remove ads

juqurafi ahaan

dooxada dagaar waa dhul aad u baaxad weyn oo aad u quruxabadn si lamida dhulka gobolkasanaag degankani waa dhul dooxo togog kusoo rogmadaan oo barwaqo ah waxa lagu qiyaasa guud ahaaan 100km waxay kutala duledka koonfured ee magalada ceriago[3] waxa ay dhanka koonfured ka xiga degamada yufle oo la tirsan cerigaabo oo u jirta ilaa 10km yufle laftedu waaxa weye dhul dqsimed aad u quru badan oo dooxada lafteeu soo gaadho dooxada waxa laga helaa biyo area dedaoo dhan waana ilaha biyaha mustaqbalka ee degaankas https://elevationmap.net/dhalaax-ceerigaabo-so-1011186355 Archived Luuliyo 14, 2019 // Wayback Machine

Remove ads

QABIILKA DEGA

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads