Dameer farow
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dameer farow (Af Ingiriis : zebra; Af Carabi : ar) (magaca Sayniska: Equidae) waa xayawaan qaraabo la ah dameerka, kaasi oo si khaas ah looga helo qaarada Afrika. Dameer-farowgu wuxuu leeyahay xariijimo ka kooban cadaan iyo madoow, taasi oo ka dhigtey xayawaan leh mid soo jiita dalxiisayaasha.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads