Shimbir

From Wikipedia, the free encyclopedia

Shimbir
Remove ads

Shimbir (Af Ingiriis : bird; Af Carabi : ar) waa xayawaan ama noole awooda inay duulaan ayagoo adeegsanaya baallahooda. Qaarkood duulimaadkooda wuu dheeryahay, qaarna wuu kooban yahay. Shimbiraha way badan yihiin wayna kala duwan yihiin. Qaarkood wey wayn yihiin, qaarkoodna way yar yihiin. Qaarkood wey dheereyaan oo xawaare sare ayay ku duulaan, qaarna way soo gaabiyaan oo xawaare yar ayay ku duulaan. Shimbirta waxee leedahay Gafuur dhuuban iyo indho yar yar.

Thumb
Thumb
Shimbiraha
Quick Facts Kala soocida cilmiga ah ...

shimbiruhu waa noolayaal aad u fiican

Remove ads

Shimbiraha waxaa ka mid ah.

Sidoo kale fiiri

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads