Degmada Xudun

From Wikipedia, the free encyclopedia

Degmada Xudunmap
Remove ads

Hudun District (Soomaali: Degmada Xudun) waa degmo taariikhi ah oo ku taalla gobolka Sool ee Somaliland Caasimaddeedu waa magaalada Xudun. Xadka u dhexeeya Degmada Xudun iyo Degmada Laascaanood wuxuu maraa magaalada Buur Caanood (Buur Anod), oo ah magaalo ku taalla inta u dhaxaysa tuulooyinka Dib Shabeel ee waqooyi iyo Daryaha ee koonfur. Halkaas ayaa lagu dagaallamay dagaalkii ugu weynaa ee dhex maray Daraawiishta iyo ciidamadii gumeystaha sanadkii 1904.

Quick facts Xudun, Wadanka ...
Remove ads

Sidoo kale eeg

Gobolada Soomaaliya

Maamulgoboleedka Soomaaliya

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads