Dhanaano
degmada dhanaano From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
|Degmada Dhanaano oo ka Tirsan Gobolka Saraar Waa Degmada Ugu faca weyn Deegamad Gobolka Saraar Dhanaano ayaa Xukunta Tuulooyinka Aad u Faro Badan waxa degan reeryoonis gaar ahaan cismaan yoonisOo ay ka mid Yihiin;
1. Qori-dheere
2.. Berkada Cali Xirsi
3..Dhudhubka
4.Ceel-lahelay
5.Ceegsaar
6.Hareeri-Sagaal ah
7.Dudumo Haraad
8. Xundhurgaal
9.Bali-Godcarmo
10. Kal-Naagood
11. Xundhurgaal
Maayirka Degmada Dhanaano Maxamed Axmed Muuse (M.Furre)
Maayir Ku-Xigeenka Waa Ina Macalin Ciise
xoghayaha Deg. Dhanaano Cali Shire Ducaale
Adeegyada Bulsho Ee ka shaqeeya Degmada Dhanaano waa :
1. Saldhiga Degmada Dhanaano
2. MCH Shaqeeya
3. Dugsiga wax-barasho iyo Quraan
4. Guriga Maamulka Degmada oo Dhamaystiran
5. Animal Healthpost
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads