Reeryoonis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Reeryoonis yoonis ( Af-Ingiriisi REER YUNUS , Af-Carabi رير يونس , Magaca Oo Dhamaystiran: 1-yoonis 2- yoonis 3- Cabdiraxmaan 4-muuse 5- abokor 6- jibrill 7- muuse 8- sh isxaaq ; sidoo kale loo yaqaan REER YOONIS, ama Saldanada habar jeclo ) waa beel weyn oo Soomaaliyeed oo ka tirsan qoyska guud ee [[habarjeclo|beelweynta muuse abokor, waxaana loo sii kala qaybiyay dhawr beelood oo ay ugu waaweyn yihiin maxamed yoonis iyo cismaan yoonis. [1].waxaana lagu qiyaasa ama ay ka kooban yihiin 120,000 oo qof waxayna ka tirsan yihiim beela weynta muse abokor. Reeryoonis dhaqan ahaan wuxuu ka kooban yahay reer guuraa xoolaley , dadka xeebta deggan, ganacsato iyo beeraley . Reer yoonis saameyn siyaasadeed iyo dhaqaale oo miisaan badan ayuu ku leeyahay Somaliland, waxayna degan yihiin dhul xeebeed iyo dhul beereed ku fadhiya ilaa 18,000 KM square ah,
Remove ads
Reer Yoonis waa midkamida beelaha habarjeclo kuwa ugu balaadhan uguna saameynta badan waana saldanada habarjeclo beelaha reeryoonis oo dega dhul aad u kala fog sida nugaal saraar guban xeeb bariga ilaa howdka dushiisa beeshu waxay degtaa wadanka somaliland gaar ahaan gobolada Togdheer Saraar Sool saaxil iyo sanaag
waxaana kasoojeeda rag badan oo magac iyo maamuusba kulaha taarikhda somalida waxana kamid suldaan cali muuse oo ahaa suldaanki ugu horeyay ee habarjeclo yeelato iyo wilkisa oo hada ah suldaanka habarjeclo suldaan cabdilahi suldaan cali waxa kalo kasoo jeeda kite fiqi oo aha abanduule inbadan tarikhdisa aad maqashen oo hogaminjiray colki soocane ee reeryonis ,
iyo abaanduule Caateeye Afkubo oo kamid ahaa raggii hogaamiyaasha ahaa ee talinayay waayo badan ilaa dabayaqadi qarnigi tagay.
Remove ads
qaybaha ay u kala baxaaan reeryoonis
- 1- Reeryoonis
- yoonis
- yoonis
- 2- Cismaan yoonis
- 2- maxamed yoonis
- 2- maxamed yoonis
- 3- looge maxamed
- 3- allamagan maxamed
- 4- Faahiye looge
- 4- maxamed looge
- 3- Liibaan maxamed
- 4- -Abtidoon liiban
- 4- Hagar liiban
- 4- Hagar liiban
- 5- Shire hagar (reer shire)
- 4- -Abtidoon liiban
- 5- Abokor abtidoon(reer abokor)
- 5- Muuuse abtidoon
- 5- Muuuse abtidoon
- 6- Faarax muuse(Faarax Jabane)
- 6- Samatar muuse(Rer Samatar)
- 6- Guuleed muuse
- 6- Reer Guutaale muuse
- 4-Hayiile Allamagan
- 4-Siciid Allamagan(reer siciid)
- 4-Kaliil allamagan
- 4-Xildiid Allamagan
(reer siciid) siciid alamagan
🕳️muuse siciid
🕳️xasan siciid
🕳️ iiman siciid
- 4-Xildiid Allamagan
- 5-Wacays xildiid
- 5-Gadiid Xildiid
- 5-Gadiid Xildiid
- 6-Cali Gadiid
- 6-Colow Gadiid
- 6-Geedi Gadiid
- 6-Geedi Gadiid
- 7-Reer Faarax Geedi
- 7-Reer Faarax Geedi
- 8-Reer yuusuf faarax
- 8-Qodax faarax
- 8-Cartan faarax
- 8-Girni faarax
- 8-Salebaan faarax
- 8-Alaale Faarax
- 8-Ismacil faarax
- 8-Muuse faarax
- 2- Cismaan yoonis
- 3-maxamed cismaan
- 3- Bare Cismaan (reer bare)
- 4- axmed barre
- 4- barkad bare
- 4- faahiye bare
- 4- cali maxamed
- 5- ibraahim cali
- 5- siciid cali
- 5- sahal cali
- 5- cabdi cali
- wacays maxamed (baale yaal)
- 5- cilmi baal
- 5- caafi baale
- 5- samatar baale
- 5- muuse baale
Remove ads
Dhulka ay degaan reeryoonis.
Gobolka Togdheer
1 Burco
3 Jablehe
4 Higlo
5 Warta xooga i
7 Xood
8 Xayira
9 wiriir
Gobolka Saaxil
1 Berbera
2 Laasciidle
3 Beeyo-macaan
4 Gaha
5 Eldarad
6 Karin
8 Conqor
9 Gambaxo
Gobolka-Sool/Saraar
1.Degmada Caynaba
5.Deg.Waridaad
6 Ceeldhaab
7 Deg. Dhanaano
8 Tukub
10 Dhudhub Dhiilo
11 Kurwadne
12 Ceelahelay
13 Ceegaaar
14. Dhadhin Wiyileed
15.Dhoobaweyne
16.Dhallaamacune
17.Ballaadhis
18.Bali Godcarmo
19.Wiriir
20.Kalabaydh
21.Bali Cilmi
22.Balli Cali
23.Berkedda Gosha
24.Karinka Cabdi Xasan
25.Barqomaal
26.Deg.Ceelal
27.Xundhurgaal
28.Caromadow
29.Mashruuca
30.Muguca
31.Qoridheere
32.Gumburo Xanaageeyo
Gobolka sanaag
1 laasmuuse
2 Baylah male
3. Haadla'
4. Deg.Ballanbaal
5.Ceel Cadde
6. Soddonley
Remove ads
Mujaahidinta beelaha Reeryoonis
Mujaahidiintii beelaha Rer yoonis inta an ka hayo wa intan waxase jira mujaahidiin kale o an cidi magacooda xafidin alle how naxariisto indhii dhimatay inta noola alle cimriga how dheereye
1. Muj : Saleebaan Maxamed Salaad ( reer-yoonis Cali Maxamed)
2. Muj : Abwaan aadan tarabi ( ree-yoonis cali maxamed)
3. muj : Aw-Cumar Ahmed Diriiye ( reer-yoonis reer barre)
4.Muj: Maxamed haybe x.ismaciil ( Reer-yoonis baale waceys caafi baale )
5. Muj : Xuseen Saleeban Tarabi Ogle (Ifiso) (reer-yoonis Muuse baale)
6.Muj : korneel Xasan maxamed siciid (halataa) ( reer-yoonis reer bare)
7. Muj : Iliga dhiiga (reer-yoonis Allamagan)
8. Muj : siigo cir ( reer-yoonis looge)
9. Muj : Yuusuf jamac dirac Caqar (reer-yoonis Reer bare)
10. Muj : ilma jaamac ducaale mataanaha (Reer-yoonis Alamagan hayiinle)
11. Muj : indha case ( reer-yoonis Allamagan reer siciid)
12. Muj : Suufi ( reer-yoonis allamagan)
13. Muj : Cawil Xaashi Cali geri ( reer-yoonis cali maxamed)
14. Muj : Maxamuud Ayaanle Cartan ( reer-yoonis cali maxamed)
15. Muj : Qaliif sandheere ( reer yoonis bale wacays Musa Baale)
16. Muj : salaad jaamac diiriye baraar reer yoonis baale wacays cilmi baale
17. Muj : Cali Dirir xirsi reer yoonis baale wacays cilmi baale
18. Muj : biiq jareeye reer yoonis cali maxamed
19. Muj: cabdi dheere reer yoonis cali maxamed
20. Muj: Cisaaman Cabdillahi Siciid ( cismaan dheere) ( Reeryonis muuse baale)
21. Muj: Hurre xirsi gaani reer yoonis Reer Bare
22. Muj: Kayse Bigeeye reeryoonis muuse baale
23. Muj: Barre gadhyare Cilmi baale
24. Muj: Bilibili reer yoonis reer bare
25. Muj: tagoogo ina guuleed reer yoonis cali maxamed
26. Muj: aadan maxamed gabal reer yoonis cali maxamed
27. Daahir bidaar Maxamed warsame reer yoonis cali maxamed
28. Muj: aadan gefershe reer yoonis cali maxamed
29. Muj: isgal dubad cismaan reer yoonis cali maxamed
30. Muj: Qaaqani reer yoonis Rer bare
31. Muj: camiraaye reer yoonis cali maxamed
32. Muj: Tarabi Ogle Faarax muuse baale
33. Muj: cabdulaahi bulaale khayre reer yoonis cali maxamed
34. Muj: axmed bile caateeye (sanburo) reer yoonis cali maxamed
35. Muj: gowre reer yoonis baale wacays caafi baale
36. Muj: Yuusuf cali madoobe reer yoonis allamagan
37. Muj: cali geedi reer yoonis Allamagan
38. Muj: Laba iyo luqun reer yoonis reer barre
39. Muj: iskoris reer yoonis baale wacays caafi baale
40. Muj: hure ciise reer yoonis baale wacays caafi baale
39. Muj: maxamuud wadhaf looge maxamed
40. muj. amare Siciid cawl reer yoonis Cilmi baale
41. muj.Amare Cabdilaahi Dirir reer yoonis C.maxamed
42.Muj. Maxamed Maxamoud Xasan (sakaaro) reer yoonis cali
43. Muj.saleebaan cirro Cali waqooyi reer yoonis reer barre
44.Muj. Daud Axmed Hankar Reer yoonis Reer barre
45. bisad Daahir Qodax Reer Yonis Reer Barre
46.Muj. Axmed Cali Saxar (Tx)reer yoonis Alla magan
47. Muj jama Cali Saxar Reer yoonis alla magan
48. Muj. cabdi Geele Cagoole reer Yoonis Reer barre
49.Muj.Salebaan Diiriye Jibriil Reer yoonis Reer barre
50. Muj. maxamed Cumar (Wadhaa) reer Yoonis cali maxamed
51. Muj.Cirguje cilmi Falan Reer yoonis samatar baale
52. Muj. max'ed Saleban Jama (afweyne) reer yoonis cali maxamed
53.Muj.yuusuf jama nuur (Xodha) reer yoonis Muuse baale
54.Muj.Xarbi samatar Daqare reer yoonis Alla magan
55. Muj. Bile Jama Geedi reer yoonis Looge max'ed
56. Muj.Cawale Galaal Reer yoonis Alla magan
57. Muj. Cali Dirir Cali Reer yoonis Cali Maxamed
58. Muj. Haybe obsiinye Dhunkaal Reer yoonis reer barre
59.Muj. Xaaji Jaamac siciid Rer yoonis muuse baale
60. Muj. Caqil Cismaan Caano-nuug Reer yoonis caafi baale
61.Muj. Caqil Cabdi Caano-nuug Reer yoonis Caafi baale
62. Muj. c/laahi Jama Siciid Baydari Reer yoonis Cilmi baale
63. Muj.Gacan Cabilaahi Tukub Reer yoonis Cilmi baale
64. Muj. ibraahim cawil dhegonaw Taransite reer yonis Cali Maxamed
65. Muj. biindhe reer yoonis cilmi baale
66. Muj. Mursal Xaji Warsame Reer yoonis Reer Barre
67. Muj. Max'ud Saleban Jamac Baago Reer yoonis cali Maxamed
68. Cabdi Jama Magan reer Yoonis Caafi Baale
69. Aadan Ismaaciil Jamac jeenicade Rer yoonis Cali maxamed
70. Muj. Siciid Maxamed Dawaare
muuse Baale
71. Muj nuux jaamac maxamed (nuux bidaar) looge maxamed
72. Muj siciid diiriye looge maxamed
73. Muj axmed ismacil haburburin looge maxamed
74. Muj calanle muuse maxamed Looge maxamed
75. Mujaahid maxamud ibraahim cadaan weyne Looge maxamed
Ragaaasi dhamaan waxay ahaayeen ragii halaa dagaaladii ad adka e snm gashay : hadaba ku darso hadad hayso mujaahidiin muhiimo an ka tegey ama ilaawey :...........................................................................●
Remove ads
culimada ugu caansan iyo siyaasi hiinta beelaha Reeryoonis
1: SH Cali Warsame sheekhal baladki magalada burco, 2: SH SICIID DUCAALE (AW SALAWAAD), 3. Dr Sh. Xasan Sheikh Cali Warsame, 4. Sh cabdi wahaab xaashi sheekha daawenta diinta iskamka geeska afrika,
Siyaasiyiinta Caanka ah Ee Reer Yoonis
1.wasiir hore Ali saeed raygal
2.Wasiir Cismaan Abdilahi Jama ( Saylici) 2. AHN 3.korneyl Xasan Cabdi Khayre
4. AHN Wasiir Hore Abdilaahi Cali Ibaahim
5. Wasiir/Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (mareeye)
6. Wasiir Hore Hinda Jaamac Xirsi Gaani
7. wasiir Salebaan Warsame Guuleed
8. Abdalle Ali saeed U doodaha Xuquuqda aadanaha
Xildhibaanada Reer Yoonis 1.Ex Xil:Ibraahim Axmed Raygal (2005-2021)
2. AHN Ex Xil: Aadan Tarabi Oogle (2005-2013)
3. AHN Ex Xil:Faarax Maxamoud Abdulle (2005-2022)
4.AHN Ex Xil: Foodcade Cali Xasar (1993-2005)
5. AHN Ex Xil. Cismaan Maxamoud Jama (dawiil) 1991-2008
6.Xil. Cawil Cismaan Maxamoud (ina Dawiil)(2008-....)
7.Xil:Mustafe Axmed Cabdilahi (khayreeye)(2021..)
8. Xil: Maxamuud Xayir Ducaale (2021......)
9. Xil:Axmed Muuse Jaamac (2021...)
Halgamaasha Caanka Ah Ee Reer Yoonis
1. ibraahim Fiqi Yuusuf (Kitte)
2:Xeerbeegti Barre Maxamud Maxed (Barre gadh-dheere)
4.Xeer-beegti Cabdi Xasan aadan (cabdi kidaar)
5. Jaamac Warsame aadan (abaar)
6. Abaan duule caateeye afkubo
Remove ads
Fanka iyo Reeryoonis
Fanaaniinta Reer Yoonis
2. khaalid kaamil
3.Cabdi jaamac Diiriye (raamboo)
4. Sabirine Muuse
5. Abdale bidixo 6. Khadar rambo
6. Hibaaq Maxamed
Cabdirisaaq mahdi ducaale
Ganacsatada Caanka Ah Ee Beesha Reer Yoonis
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads