Dharkeenleey

Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Dharkeynley District (Soomaali: Dharkeynley ) waa xaafad ka tirsan Koonfur-bari ee gobolka Banaadir. Waxaa ka mid ah xaafadaha galbeedka ugu xiga caasimadda qaranka ee Muqdisho.

Quick facts Dharkenley, Wadanka ...

Xili danbe waxaa xukunkeeda soo maray; Maxkamadaha Islaamiga, Jabhadda Islaamiga. Haddana waxay degmada hoos tagtaa maamulka Gobolka Banaadir ee Soomaaliya.


Remove ads

Xaafadaha

  • Dharkenley
  • Xaafada Ceel dheere,
  • Showriyaha,
  • Dabaqeen,
  • Aabagedo,
  • Suuq boocle,
  • Quraca waanjeesha,
  • Suuq liif,
  • Xoosh,

(Buula qaran,

  • Macmacaanka, iyo kuwo kale.

Masaajida

ku yaala dharkeenley Masaajido badan ayaa ku yaala degmada sida misaajidka dabaqeyn, uunlaayo, Masjidka Saldhiga Galbeed, Xaaji Maxamed, sh cabdixafiid, Rabi Sali al-nuur, Al- raxma Ceeldheere, Salaam, Macallin nuur,Khaliilu Raxman,

Suuqyada Caanka

ee ku yaala dharkeenley

  • Suuq boocle,
  • Suuq yare iyo
  • Suuq liif

Meelaha caanka

ee dharkeenley

  • Saladhiga Galbeed
  • Tabakaayo madoow
  • Shaneemo Muqdisho
  • Garaashka macallin nuur
  • Garaashka xaajigaboow
  • Tornada cisoow (biyo dageenka)
  • Xoosh
  • Exkontrool


Goobaha Caalamiga

ee ku yaala Dharkenley

  • Safaarada Mareekanka
  • Warshada daawada
  • Warshada hargaha
  • Laamiyada Waaweyn ee Mara Dharkenley
  • Jidka Jaale siyaad
  • Wadada Dharkeynley (dhanka xoosh)
  • Wadada Afgooye (Dhanka JUS ama Gaheyr)

Dugsiyada gaarka ah

ee ku yaala degmada

  • Al-Anwaar
  • Al-Fariid
  • Al-Safa
  • Al-Risala
  • Abuubakar Sadiiq (Dabaqeyn)
  • Iqra
  • Khaddiijo
  • Halgan
  • iyo Dugsiyo kale oo fara badan

Tartan Aqooneedka

degmada dharkeynley

Degmada waxay ku guuleysatay tartan aqooneed kii ramadaanka ee 2013 oo ay ku tartamayeen in ka badan 28 degmo oo ka kala yimid gobalada dalka oo dhan. sidoo kalana tartankii ramadaan ee 2020 waxay gashay kaalinta labaad.

Ciyaaraha

iyo Kooxaha ka jira dharkeenleey degmada waxaa ka jira kooxo badan oo kubada cagta sida kooxaha:

  • IFTIN
  • AARGO
  • USSY
  • VIOLA
  • AL RAASHID
  • SUUQ YARE
  • AL IIMAAN
  • ZEENO
  • AL-AHLI DHARKEENLEY
  • JUGWAYN
  • AL-TUNSA
  • IFIS
  • FC GODEEY
  • HARIIDKA
  • XOOSH FC INTER BOYS
  • UNITED XOOSH

Liiska dadka caanka

Degmada Dharkenley waxay ku fiicanyihiin ciyaaraha isboortiska gaar ahaan kubada Cagta waxaana ay ahaayeen guuleystayaashii 2011 iyo guuleytayaashii sanadkii ugu danbeeyay ee 2020 ee ku guuleystay tartanka degmooyinka G/Banaadir ayagoona ka qaaday degmada Waaberi.

  • 1 mohamed haji bakistan sports man
  • 2 liiban indhey. Sports
  • 3 xusen curi. Sport
  • 4 mahad ahmed tagow. Sports
  • 5 caadil xaji gabow.
  • 6 cumar sucuudi.
  • 7 cali abdi qadir.
  • 8 cise cadaan
  • 9 mohamed cumar caadi maamule
  • 10 salax jamac farah geele salax jini
  • 11 fahada farah mohamoud maamule
  • 12. Mohamed yusuf ganey imamka

Tixraac

degmada Soomaaliya

Khariidadda Maamulka Degmada Dharkeenley

Xiriirinta Dibadda

Quick facts
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads