Waaberi

Mid ka mid ah degmooyinka G/Banaadir From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Haku khaldin Hobolada Waaberi

Quick Facts Dalka, Gobol ...

Waaberi waa degmo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir.laguna tiriyo mid kamida Degmooyinka ugu Hormarka badanaa tan iyo burburkii Dowladii kacaanka ee somaliyeed.

Waaberi waxaa ku yaal Schoolo Dhoor ah oo qadiimi iyo Jadiid waxaa kamid ah:

  • Dugsiga Hoose Dhexe & sare ee Al- Ma'mur
  • Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Qaran
  • Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-Furqaan
  • Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Rajab
  • Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-Mathal
  • Degsiga Hoose Dhexe & Sare ee Maxamuud Mire
  • Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Ismaan Geedi Raage
  • Dugsiga Hoose Dhexe & Sare ee Al-Cain


Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads