Dhircun
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dhircun (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : erbivoro Af Ingiriis : herbivore) waa xoolaha, dadka, xayawaank iyo dhamaan noolaha daaqa ama cuna dhirta.

Dadka iyo xoolaha qaar, sida adhiga, iyo eyda, waxay cunaan dhirta iyo hilibk waxaana loo yaqaanaa waxwalbacune. Xayawaanka cuna hilibka iyo dhiiga oo kale ah waxaa loo yaqaanaa hilibcun.
Remove ads
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads