Dhoobo

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dhoobo
Remove ads

Dhoobo (Af Ingiriis : Clay; Af Carabi : ar) waa noocyo ka mid ah carada taasi oo leh tayo. Dhoobada waxaa laga sameeyaa in badan oo maacuunta ka mid ah, sida girgireyaasha, dabqaadka, disdiyada, aqalada, xeryaha iyo waxyaabo kale oo badan.[1]

Thumb
Dhoobada waxay ka mid tahay carada laga helo oogada dhulka.

Muuqaalo


„Kulligood ciiddaa laga abuuray, oo kulligoodna ciidday ku wada noqon doonaan.”​— Wacdiyahii 3:19, 20. Dhoobo baa binuʼaadanka laga sameeyay.

Caddayn

Linkiyo Banaanka

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads