Dhulka Ilaalada Somaliland

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dhulka Ilaalada Somaliland
Remove ads


Dhulka Ilaalada Somaliland (Af Ingiriis : Trust Territory of Somaliland; sida dowliga ah loo yaqaanay "Dhulka Ilaalada Somaliland ee Gacanta ku heyso Talyaaniga"[1]) wuxuu ahaa Deegaan Ilaliso Qarama Midoobay kaasi oo maanta ku beegan waqooyibari, badhtamaha iyo koonfurta wadanka Soomaaliya. Deegaankani waxaa gacanta ku hayay wadanka Talyaaniga laga soo bilaabo 1950 ilaa 1960.

Quick facts Dhulka Ilaalada SomalilandTrust Territory of Somaliland Amministrazione fiduciaria italiana della Somalia, Status ...


Remove ads

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads