Dhuun

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dhuun
Remove ads

Dhuun (Af Carabi : ar Af-Taliyaani : faringite streptococcica Af Ingiriis : streptococcal pharyngitis) waa afka hore ee tuunbada huguriga ee dhex marta qoorta dadka, xoolaha iyo xayawaanka.

Thumb
Hunguriga neefta ee dadka.
Thumb
Dhuunta aadamaha marka afka laka furo.

Dhuuntu waa meesha ay ku kala qaybsamaan hunguriga neefta iyo hunguriga cuntada. Sidoo kale, dhuuntu waa waa meesha hergabka, dureyga iyo dhuun-xanuunku ku dhacaan.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads