Dooxa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Dooxa (Af Carabi : لاسعانود, ad-Dawḥa ama ad-Dōḥa, sidoo kale lagu naaneyso: "geed weyne"[2]) waa caasimada iyo magaalada ugu dadka badan ee wadanka Qatar. Caasimada Dooxa waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo lagu qiyaasay 956,460 kuwaasi oo ku dhaqan caasimada iyo nawaaxigeeda.[1]
Magaaladu waxay hoy u tahay Jaamacadda Qatar iyo xarun ka mid ah dugsiga ganacsiga ee HEC Paris.

Remove ads
Sido kale fiiri
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads