Dream Concert

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dream Concert
Remove ads

Dream Concert (드림콘서트) waa mid ka mid ah xaflada muusiga K-pop wadajirka ah ee Koonfur Kuuriya, kaas oo ay sanad walba martigeliso Ururka Soosaarayaasha Madadaalada Kuuriya (KEPA) ilaa 1995.[1] Sannad kasta, tiro ka mid ah fanaaniinta K-pop-ka ugu caansan sanadka ayaa ku soo biira xaflada bandhigyadooda.[2]

Quick facts Duration, Website ...
Remove ads

Sido kale firi

Tixraacyo

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads