Fatima Al-Banawi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Fatima Al-Banawi (فاطمة البنوي; [ˈfaːtˤma alˈbanawi] ) waa filim-qaade iyo atariisho u dhalatay Sucuudiga.[1] Waxaa aad loogu yaqaanaa agaasimaha iyo jilaayada taxanayaasha iyo filimada caanka ah ee talefishinada Barakah Meets Barakah, A Blink of an Eye iyo Paranormal.
Remove ads
Tix
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads