Fayadhowrka

From Wikipedia, the free encyclopedia

Remove ads

Fayadhowr (Af Ingiriis : neurotypical) waa eray loo adeegsado dadka maskaxdoodu si caadi ama sii nashiran u shaqeyso, sida caadiga ah loogu aqoonsan yahay bulshada. Fayadhowrka waa lidka maangaarnimo. Tani waxay la micno tahay in aysan qabin cillado-caafimaad sida autism-ka, ADHD, ama dyslexia. Erayga oo ingiriis lo tarjimo ee noqonaysa "neurotypikal" / "neurotypical" waxaa si weyn u isticmaala dadka ka tirsan dhaqdhaqaaqa maangaarka iyo sidoo kale cilmi-baarayaal.[1]

Maan-toosnida ama qofka maantoosan (Af Ingiriis : neurotypical; neurotypicality;) waa taakuleynta lagu qeexo qofka aan lahayn cillad shakhsiyadeed ama waalnida oo fikirkooda tahay mid caadi ah. Maan-toosnida ama "neurotypical" waa erey ka kooban qof kasta naafo ahayn dhanka maskaxda iyo habsocod caadi leh dhanka jawiga qiiraha, dabeecadaha, fikirkooda, shaqsiyeedkooda, iyo iwm.[2]

Remove ads

La Xidhiidha

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads