Fiisigis
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Fiisigis waa erey Giriig ah (φύσις) oo macnahiisu yahay Dabeecad (Carabi:فيزياء Ingiriis: Physics) waa cilmiga barashada Maatarka iyo dhaqdhaqaaqiisa ee u dhaxeeyso mudo, sida Ileyska. Kulka, Dhaqdhaqaaqa IWM, Taagta Walxaha Xoog oo la hoos dhigay Bed, ama awooda xoog uu ku hayo qeyb dululaatiga ka mida waxaa loo yaqaanaa cadaadis. Waxaana cadaadiska lagu suntaa xaraf giriiga, kaasoo ah σ (sigma).
σ = F/A

Haddii cadaadisku togan yahay waxaa loo yaqaanaa cadaadis kala-jiidan, haddii uu taban yahayna waa cadaadis isku urur.
Tusaale:-
labo tuubo oo qaab dhululubo leh kalana ah AB iyo BC, ayaa la iskula alxamay barta B ee jaantuska hoose, kadibna la saaray xoogaga ka muuqda jaantuska. Soosaar laxaadka xooga P, haddii cadaadis kala-jiidanka tuubada AB uu la mid yahay labanlaabka laxaadka cadaadis isku-ururka tuubada BC.
File:Jan thumb1.png
Remove ads
Qoraalo La Xidhiidha
waa cilmi laku barto fahamka asaasika eh sida (culeyska-awooda-zamanka,waqtika) iyo waxwalbo oo kafarcamo, waa falaqeeynta guud ee dabeecadda, waxana oo kuu sheeygaa fahmaka caalamka ama aduunka aan ku noolnahay. qoraaka: Yusuf shaami
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads