Filibs

From Wikipedia, the free encyclopedia

Filibs
Remove ads

Xarunta shirkada Philips ee magaalda caasimadah ee Amistardam

Thumb
Philips's 2016 slogan
Thumb
Thumb
The shield logo

Filibs (Ingiriis: Philips; Af-Carabi: فيليبس) waxaa shirkad soosaarta waxyaabaha elektarooniga ku sheqeeya xarunteedu waxa ay kutaalaa wadanka holland gaar ahaan magaalda caasimadah ee Amistardam shirkada waxaa u shaqeeya shaqaale kabadan ilaa 122000 oo qof waa mid kamida shirkadaha ugu horeeya dhanka soosaarka qalabka korontada ku sheqeeya.waxa ay gaadhay lacagta sanadkii 2010 ka u soohoyatay ilaa 30 bilyan oo lacagta yurub ah

Remove ads

taariikh kooban

waxaa la aasaasay filibs 15 may sanadii 1891 waxa aasaasay nin l aodhan jiray Gerard Philips


arimo shirkada ku saabsan

shirkadu waxa u diiwaan gashan oo ugu jira buuga lagu qoro waxyaabaha la ikhtiraaco in kabadan 80,000 oo aaladood oo ay shirkada filibs ikhtiraacday..

waxa ay shirkada filibis caalamka ku leedahay shirkado badan waxaanay dagantahay wadamo badan oo caalmka kamida.waxa ay xafiisyo iyo laamo ku leedahay in kavadan 60 wadan

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads