Foosto

From Wikipedia, the free encyclopedia

Foosto
Remove ads


Foosto Fuusto ama Barmiil (Af Ingiriis : Barrel Af Carabi : ar) waa shay ka samaysan bir oo leh balac wareegsan iyo joog u sameysan sida dhululuboda. Waayadii hore waxaa jiray foostooyin ka samaysan alwaax gudahana ku leh dheeh, taasoo loo adeegsan jiray in lagu safriyo khamrada.

Thumb
Foosto bir ah

Adeegsiga

Sameeyska hore ee foostooyinka waxa loo isticmaalaa in lagu keydiyo dareere sida saliid, shidaalka, Naaftoda iwm. Sidoo kale, waxaa jira foostooyin ka samaysan bac adag ama caag. Soomaalida ayaa waxay u adeegsadaan foostooyinka biyaha iyo raashinka. Birta foostada markii la fidiyo waxay u adeegsadaan ka samynta albaabada guryaha. Dadka qaar ayaa higaadsha fuusto, qaarna waxay u yaqaanaa. Barmiil.

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads