Gaana
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Taariikhda iyo meesha uu ka soo jeedo magaca Gaana. jamhuuriyadda Gaana waa wadan ku yaal Afrikada Galbeed Caasimaddiisu waa Magaaladda Akra ,Bedkiisu waa 238.540km2 Dadkiisana waxaa lagu qiyaasay 27.043.093 (qiyaastii 102 qof halkii km2)waxay xuduud la leedahay galbeed Costa d'Avorio,waqooyi Burkina Faso,koonfur gacanka Guinea,Dhulkii loo ya qiinay xeebtii dahabiga wuxuu xurnimada ka qaatay Boqortooyadii Ingiriiska sanadkii 1957 wuxuuna noqday wadankii ugu horreeyay ee saxaraha ka hooseeya,ee xornima qaata. gaana waxa uu xornimada siisay somalia kadib ciidan uu usoo diray ciidan military ah ooxoogan.



Remove ads
Xubin
Waddnamha degaan Ghana
Bangladesh: 2,000++
Pakistan: 1000+
United States: 1000
Germany 3000+
Switzerland1000+
Nigeria 4000+
1000+
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads