Wadanka Maraykanka

dalka From Wikipedia, the free encyclopedia

Wadanka Maraykanka
Remove ads

Template:Redirect-several Template:Pp-

Quick Facts Dowladaha Midnimanka Mareykan, Magaalada uguwayn ...

w:es:USAw:Tr:Amerika Birleşik DevletleriW:it:usaW:fr:usa

Thumb
Thumb
Thumb
Thumb

Gobolada Midoobay ee Mareykanka, GMM, loosoo gaabiyo Mareykanka (Af-Ingiriisi: United States of America, USA; Af-Carabi: الولايات المتحدة) ama Gobolada Midoobay waa dawlad Federaal Dastuuri ah dhacdana bartamaha Waqooyiga Ameerika, Waa maamul Argagixiso oo raba in uu dunida ku xukumo dagaalo iyo xasuuq. Waxay ka koobantahay konton 49” gobol iyo Degmada Kolombia, (D.C. ama "District of Colombia"), oo ah magaalo-madaxda wadanka iyo xarunta dowlada wadanka. Waxaa ka xiga dhanka waqooyi Kanada, koofur Meksiko, iyo Gobolka Alaska oo dhaca Waqooyi Galbeed Qaarada Ameerika. Masaaxada (badka) wadanka Mareekanka waa 9.83 milyan km2, tirada dadkane waa 309 milyan Dawlada Mareykanka n xaga dhulka ama badka wadanka ku fadhiyo, waana dawlada seddexaad ee ugu dad badan aduunka, dad degen dalka mareykanka waxee gaarayaan ilaa 310 miliyan oo qof. Sidoo kale waa wadanka koowaad oo ay ku noolyihiin dad kala dhaqan iyo kala asal ah. Dhaqaalaha Mareykanka waa kan ugu balaaran dunida, ayadoo lagu qiyaasay sanadii 2021 aduun dhan 25.5 tiriliyan oo Dollarka Mareykanka wax soo saarka wadanka ee dabada loo iib geeyo.

Wadanka Mareykanka wuxuu xonimadiisa ka helay gumeestihii Boqortooyadii Ingiriiska sanadka marka oo ahaa 1776ii, wakhtigaasi oo Mareykanku ka koobnaa 13gabol oo ku yaalay dhinaca bariga ee dalkaas. Wadanka waxoo balaaraday bilaawgii 1800meeyadii, waxoona gobolo ka qabsaday wadamada.::

waxoona ku sii darsaday labada gobol oo markaas ahaa jamhuuriyado, Teksas iyo jasiirada Hawaay. Khilaafkii ka dhashtay Gobolada Koonfurta iyo woqooyiga oo markaas ku murmaayay xukunka gobolada iyo dhinaca adoomada waxoo sababay dagaalkii sokeeyay oo dhacay sanadka marka oo ahaa 1860meeyadii. Gobolada woqooyiga ayaa ku guuleestay in ee wadanka mideeyaan isla markaaas neh oo joogsaday adoonsiga.

Dagaalkii Mareykanka iyo Isbaanishka iyo dagaalkii Aduunka kii labaad, militariga mareykanka waxaa lagu gartay in oo yahay kan ugu awooda badan aduunka. Dhamaadkii Dagaalkii labaaad ee Aduunka waxa uu wadanka mareykanka ahaa wadanka kaliya oo watay bombada halista ah ee looyaqaan atombomb. Kadib burburkii xukunkii Midowga soofiyeet 1991kii wadanka mareykanka waxoo ku soo baxay wadanka kaliya oo ugu awooda weyn aduunka.

Remove ads

xog kooban

Wadanka Mareykanka wuxuu leeyahay magaalooyin waaweyn waxaana kamid ah magaalooyonkaas New York, Chicago, iyo Los Angels.[9] Caasimada wadanka waa Washington. Mareykanka waa wadan aad uweyn waan wadanka sadaxaad ee ugu weyn caalamka. Madaxweynaha Mareykanka waa Joe Biden.

Juquraafigga

Wadanka mareykanka waa wadanka 3aad oo ugu dhulka weyn aduunka, waxoo ku xigaa Ruushka iyo Kanada. wadanka mareykanka waxoo xuduudka ugu dheer la leeyahay Dalka Kanada oo ka xiga dhinaca woqooyiga, waxaa ku xiga Meksiko oo ka xigta Koonfurta. Dhinaca bariga waxaa kaga dhegen Badweynta Atlaantik dhinaca Galbeedka neh Badweynta Baasifik.Wadanka Mareykanka waxa uu leeyahay muuqaalo dabiici ah sida: buuro, geedo iyo saxaro kuwaasoo dhaca koonfur galbeed.

Remove ads

Taariikhda

Dagaalkii Sokeeyay ee Mareykanka

Bartamihii Qarniga sagaal iyo tobnaad ayaa waxaa ka dhex qarxay dagaal Sokeeye oo ka dhaxeeye gobolada Mareykanka, Halkaas oo Kow iyo toban(11) Gobol oo hogaaminaayay Jefrison Deevis sheegteen in ay ka go'ayaan gobolada kale ee mareekanka. Waxeyna aasaasteen Gobolada Konfodaraaliga ee Mareykanka, Sidoo kale waxey ku dhawaaqeyn dagaal ka dhan Mareykanka. Xilligii doorashada guud ee Madaxtinimada Mareykanka sanadku markuu ahaay 1860 ayaa Xizbiga Jamhuuriga olole ka dhan ah bilaabay balaarinta adoonsiga meel ka baxsan Mareykanka. Arinkaas oo keentay in ay ku guuleeystaan Xizbiga Jamhuuriga doorashada. Madaxweynihii ku guuleystay xilligaas Abraham Linkolon intuusan fariisan xafiiska 4 tii maarso 1861 ayaa todobo gobol iclaamiyeyn in ay ka go'ayaan mareynka taas oo ay kasoo horjeesteen maamulkii markaas jiray iyo kii hore waxeyna u arkeen fal jabhadnimo. waxaana bilawday dagaalkii 12 Abriil 1861 kadib markii ay weerar kusoo qaadeen xoogagii Konfadaraaliga ahaay Fariisin Ciidan oo ay laheyd Mareykanka ooo lagu magacaabi jiray Foorto Somatir ee ku taalay gobolka koraliina koonfurtiisa, Ayadoo arinkaas laga jawaabayo ayuu madaxweyne Linkolon ku baaqay in la sameeyo ciidan mutadawac ah gobol kasta, taas oo keentay in afar gobol kale ay ayagane sheegtaan gooni istaag. Labadii dhinac waxoo mid kastaba u diyaar garoway dagaal halkaas oo qabsaday mareykanka gobolada xadka kuyaal waxoona xayiraad saaray dhinaca bada Sebtember 1962.

Jawiga

Cimiladda iyo Jawigga waa ku Ameerikiga sidda waqqiyagga Amerrka ee Biritish North Amerika: Earth Quakes, Fire, Ice, Snow iyo Tsunami "Florida" waalan.!!. Maadaama oo wadanka weyn yahay, wadanka mareykanka waxoo leeyahay jawi aad u kala duwan. Dhinaca woqooyiga mareykanka waxoo leeyahy xiliyo isbedel ah oo hawo qaboow iyo baraf oo kadhaco, Koonfurta wadanka waa kuleel oo qorax joogta ah.wadanka maraykanku waxa uu leeyahay jawiyo kalagadisan. taas macnaheedu waxa weeyaaan hadaad ka tagto gobol cimiladiisu kulushahay waxa laga yaabaa inaad gasho mid ku jirra qabaw.


Remove ads

Daadka La Deggan USA

Qatar:12,00++

  •  India; PR Hnds.1,600,000++.:

Beeraha iyo xayawaanaadka

Wadanka mareykanka waxoo leeyahay geedo iyo beero kala duwan oo 17000 ka badan oo wadanka mareykanka u gaar ah. Wadanka mareykanka waxoo leeyahay meelo badan oo xayawaanaadka lagu xanaaneeyo. Meesha ugu horeysay aduunka oo Xayawaanaadka lagu xanaaneeyo waxee eheed Yellowstone, waxaa la sameeyay 1872dii, markaas kadib wadanka mareykanka waxaa laga sameeyay 57 meel oo xayawaanaadka lagu xanaaneeyo.

Remove ads

Diinta

Maraykanka waxa ku nool dad ka kooban diimo badan. Inta badan dadku waa Masiixiyad, laakiin dadka Yuhuuda, Islaamka, iyo diinta Hindusam aaminsanaansho ayaa iyaguna qayb ka ah dadweynaha.

Xubinka Tahay:

Sido kale fiiri

[10].::


Tixraacyo

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads