Galaaciif
From Wikipedia, the free encyclopedia
Remove ads
Galaaciif (Af Ingiriis : Anglerfishes, Af Carabi : ar) waa noocyada ugu waaweyn kaluunka bada, leh madax ballacsan iyo af ballaaran oo leh miciyo dhaadheer, madaxa waxaa ka taagab ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto,[1] [2][3]

(B) Cryptopsaras couesii, 34.5 mm SL
(C) Himantolophus appelii, 124 mm SL
(D) Diceratias trilobus, 86 mm SL
(E) Bufoceratias wedli, 96 mm SL
(F) Bufoceratias shaoi, 101 mm SL
(G) Melanocetus eustalus, 93 mm SL
(H) Lasiognathus amphirhamphus, 157 mm SL
(I) Thaumatichthys binghami, 83 mm SL
(J) Chaenophryne quasiramifera, 157 mm SL.



Remove ads
Taranka
Galaaciifka ayaa ah kalluun la yaab leh, culamada ayaa ayaa sheegay wax la mida ilaa iyo hada inaysan arag, gaar ahaan kuwooda lab iyagoo markay tarmayaan isku dhajiya mida dhedig dheganaansho uu quudanayo dhiigeeda, dhediga ayaa leh dhirir gaaray labo mitir, iyo culays 45 kg, iyadoo labku mar walba uu ka yaryahay dhediga (100lb)[4][5]
Noocyadiisa
- Suborder Lophioidei
- Lophiidae (goosefishes or monkfishes)
- Suborder Antennarioidei
- Suborder Chaunacoidei
- Chaunacidae (sea toads)
- Suborder Ogcocephaloidei
- Ogcocephalidae (batfishes)
- Suborder Ceratioidei
- Centrophrynidae (prickly seadevils)
- Ceratiidae (warty seadevils)
- Himantolophidae (footballfishes)
- Diceratiidae (doublespine seadevils)
- Melanocetidae (black seadevils)
- Thaumatichthyidae (wolf-trap seadevils)
- Oneirodidae (dreamers)
- Caulophrynidae (fanfin seadevils)
- Neoceratiidae (needlebeard seadevil)
- Gigantactinidae (whipnose seadevils)
- Linophrynidae (leftvent seadevils)

Remove ads
Ugaarsiga iyo Habdhaqanka
kaluunka ayaa ah mid aad u khiyaano badan, Galaaciifka ayaa madaxa waxuu ku wataa ul dheer oo afka ku leh wax iftiima oo layr la moodo, taasoo uu ku siro kaluunka yaryarka ah si uu ugaarto, usha ayaa u ek maqaalinta lagu dabto kaluunka, afka hore waxaa ka laalaada wax iftiima taasoo ay ku soo yaacan kaluunka, isagoo ka faaiidaysta oo isla markaasna afka weyn kala qaada isagoo si deg deg leh u nuuga qadar weyn oo biyo ah taasoo u diida kaluunka yaryarka awood ayuga baxsadaan cuf jiidadkaas dhaqsashada leh ama xoog ay uga dabaashaan, ugaarsiga ka dib wuxuu aadaa hoos wuxuuna isku tuuraa carrada, isagoo qaybi muuqto qaybna ku aasa bacaad, waliba dabanaya wixii u soo dhawaada oo kaluun yaryar ah,umud}}
Sawirro muujinaya noocyada oo leeyahay
- Antennarius striatus (Antennariidae)
- Centrophryne spinulosa (Centrophrynidae)
- Cryptopsaras couesii (Ceratiidae)
- Chaunax pictus (Chaunacidae)
- Bufoceratias wedli (Diceratiidae)
- Gigantactis sp. (Gigantactinidae)
- Himantolophus groenlandicus (Himantolophidae)
- Linophryne lucifer (Linophrynidae)
- Sladenia shaefersi (Lophiidae)
- Melanocetus johnsonii (Melanocetidae)
- Ogcocephalus darwini (Ogcocephalidae)
- Lasiognathus amphirhamphus (Thaumatichthyidae)
Remove ads
Tixraac
Xiriiriye dibadeed
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Remove ads