Galdogob

siciid qorshe From Wikipedia, the free encyclopedia

Galdogob
Remove ads

Template:In use

Quick facts GaldogobGaldogob جلدجب, Country ...
Thumb
Galdogob

Galdogob waa magaalo ku taala darafyada ugu dambaysa baaraxa Ciid dhinaceeda bari. Maamul ahaan, waa dagmo ka tirsan Gobolka Mudug. Waxaa ay dhinaca galbeed ka xigtaa magaalada Gaalkacyo cabbir ahaan waxa ay u jirtaa galkacyo: 80 km. Galdogob waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka ugu waawayn ee maamul goboleedka Puntland Magaalada Galdogob ayaa leh addeeg bulsho oo hagaagsan.magaaladu waxaa ay leedahay koronto joogto ah iyo biyo aan kala go,o lahayn Beel ahaan waxaa daga beesha Leelkase (tanade daarood), Reer Maxamuud, Carab Saalax iyo reer horogle (Madhibaan)

Remove ads

Dulxaadis

Magalada galdogob waxaa ay ka mid tahay,ahaana jirtay magaalooyinka ugu nabada badan Soomaaliya. Dadka daga magaalada oo ka kooban qabiillo is fahansan ah kuwo si wada jira oga shaqeeyay nabada.nabada ay ku naalooto galdogob iyo hagarla,aanta jaaliyadaha reer galdogob ee ku nool dibadaha ayaa xawaare aad u xoogan gashay horumarka dhinacyada kala gadisan ee magaalada.inkasta oo ay galdogob ku guulaysatay horumarka xaga dhismaha baaxada leh, adeega bulshada iyo ganacsiga fudud [2]


Remove ads

WAXBARASHADA GALDOGOB

Galdogob waa magaalo ku caan ah waxbarashada iyo aqoonta , Magaalada waxa ku yaaala goobo waxbarasho kuwaasi oo dadwaynuhu kaga faaidaystaan si wanaagsan.

Guud ahaan magaalada waxaa ku yaala in kabadan 5 dugsi sare, 3 machad sare, iyo sidoo kale 2 jaamaacadoood..

Dugsiga Sare ee Galdogob ayaa kamid ah iskoolada ugu wanaagsan dhanka tacliinta guud ahaan deeganada Puntland isaga oo kaalmo sare kasoo gala natiijooyinka imtixaaanada Puntland....

Dugsiga Sare ee Caynu Shamsi, dugsiga Kulmiye, dugsiga al-Nuur, dugsiga Cirro, ayaa ah iskuulada kale ee kuyaala magaaalada iyo deegaanada hoos yimaada..

Remove ads

Suugaanyahanada Galdogob

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads