Galmada dabada

Samaynta galmo ku lug leh dabada iyo malawadka From Wikipedia, the free encyclopedia

Galmada dabada
Remove ads

Galmada dabada ayaa guud ahaan ah in xubinta taranka la geliyo dabada, ama futada iyo malawadka qofka, si ay ugu raaxaysato galmada.[1][2][3] Noocyada kale ee galmada dabada waxaa ka mid ah faraha, Isticmaalka alaabta lagu ciyaarta galmada ee dabada laga galo, galmada afka ah ee futada lagu sameeyo (anilingus).[4][5]

Thumb
hogtuska galmada dabada

Sida noocyada badan ee hawlaha galmada, ka qaybgalayaasha galmada dabada waxay halis ugu jiraan inay qaadaan caabuqyada galmada la isku qaadsiiyo (STIs). Galmada dabada waxaa loo tixgeliyaa dhaqan galmo halis sare leh sababtoo ah baylahnimada futada iyo malawadka. Galmada dabada iyada oo aan la ilaalin kondhomka ayaa loo tixgaliyaa qaabka ugu khatarta badan ee fal galmo ah,[6][7][8] sidaas darteed mas'uuliyiinta caafimaadka sida Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) waxay ku talinayaan dhaqammo galmo badbaado leh oo galmada dabada ah.[9]

Remove ads

Tix

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads