Garaadtooyada reer darawiish

From Wikipedia, the free encyclopedia

Garaadtooyada reer darawiish
Remove ads

Garaadada (af-ingiriis: Si'iid Harti garaadship) waa boqortooyo oo reer darawiish ah uu dhexeysey sanadaha 1530 ilaa 1895 oo caasimada ahayd Buuhoodle oo ka tirsan abtirsiga Reer-Darawiish. Garaadada Si'iid Harti waxaa dawladda kuxigeenka ahayd dawladda Darwiish. Boqortooyada Si'iid Harti ugu horeyd oo ku magac-dheera Suldaan wuxuu ahaa Diiriye Guure oo reer caraale ahaa, Diiriye Guure wuxuu waliba ahaa boqorka Dhulbahante ugu horeyd oo lagu caleemosaaray doorasho. Diiriye Guure wuxuu ahaa garaadka guudka Si'iid Harti ee kaliya oo safkooda loo weydaarsaday shaqsi kale, gaar ahaan emiirka Diiriye Guure. Diiriye Guure wuxuu ahaa garaadka guud ee Si'iid Harti ee ugu horeeyay oo Dooxada Nugaal ku aasaasay nuqdo muwaadinimo ah.

Thumb
Diiriye Guure, Suldaanka Si'iid Harti iyo Darawiish
Thumb
garaadaha guud reer darawiish
Remove ads

Garaadada guud ee reer darawiish

More information #, Garaad ...
Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads